«marque»war deg deg ah«marque»

wararka naga soo gaaraya wilaayada islaamiga ah ee banaadir ayaa sheegaya in  cuutooyin ka tirsan mujaahidiinta somalia ey xoog ku galeen xero meleteri oo ey ku sugnaayeen ciidamada   africanta ee heeysta qeeybo ka mid ah magaalada amuqdisho,wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaarey goobta dagaalku ka dhacay oo ah meesha loo yaqaan xero jarmalka ayaa sheegaya in ciidamada africanta ah laga saaray xerada ayagoo u jeheeystey dhanka stadium muqdisho ayagoo isaga huleelay goobta lagu weeraray oo beryahaan dambeba u aheeyd saldhig ,waxaa soo kordhaya maalmahaan dambe weerarada ka dhanka ciidamada africaanta ah iyo kuwa DKMG somalia tan iyo markii eey xarakada mujaahidiinta alshabaab eey si farsameeysan uga insixaabeen inta badan magaalada muqdisho taas oo sida muuqata kordhisey qasaaraha ka soo gaaraya ciidamada shisheeyaha kasoo gaaraya dagaalada mudisho ee soo laalaabanaya,wixii kusoo kordha warkaas gadaal ayaan idinkala socodsiin doonaa insh,allah

One thought on “«marque»war deg deg ah«marque»

Leave a reply to Mr WordPress Cancel reply